Qeexid
"Nafley dalkeedii u hilowday ahaansho."
[-snaa, -snayd]
daltabyeysan naa
daltabyeysan nayd
f.mg4"Nafley dalkeedii u hilowday ahaansho."
Wadaag:
Qaban waayidda ay nafley qaban weydo dal ku cusub oo aaney horay u joogi jirin.
m.dh
Wadaag:
Daltabyo dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Wax kabaabyo hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la daddaabeeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: