Qeexid
"eeg daltabyeysan. ld daltabyeysnaansho."
"eeg daltabyeysan. ld daltabyeysnaansho."
Wadaag:
Nafley dalkeedii u hilowday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qaban waayidda ay nafley qaban weydo dal ku cusub oo aaney horay u joogi jirin.
m.dh
Wadaag:
Daltabyo dareemid (nafley).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
eeg heeryeysan. ld heeryeysnaansho, reeryeysnaan, reeryeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag: