Qeexid

"Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho."

Qeexid Xigta

D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalxiis oo kali ah:
  • - Maamulka Dalsan waxay qaadan jireen mushahar xad dhaafa, waxayna had iyo jeer ku jireen dalxiis ay u goola baxaan goobtay doonaan.
  • Saraakiisha booliska waddanka Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in afduubkii ka dhacay goobaha dalxiiska ay ku lug lahaayeen dad ku sugan gudaha Kenya, iyagoo sheegay in howl gal looga jawaabayo ay fuliyeen ciidamada boolisku.