Qeexid
"Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid."
[-say, -stay]
dalxiis2 ay
dalxiis2 tay
f.mg1"Meel tamashle iyo raaxeysi ku tegid."
Wadaag:
Tegidda meel la tago iyadoo looga danleeyahay raaxeysi iyo daawasho.
D. ah: qof meel tamashle iyo raaxeysi u jooga.
m.l
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Qof meel tamashle iyo raaxeysi ku jooga.
m.l
Wadaag:
(f.g) Xargo dhowr ah isku soohid.
(f.mg) U x.: wax u hiloobid.
f.g
-say, -stay
Wadaag: