Qeexid

"(-sayaal, m.l/dh) Qof meel tamashle iyo raaxeysi ku jooga."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dalxiise oo kali ah:
  • Degmadaan waxaad ka heli kartaa waxyaabo farabadan, waana degmo dalxiiseed oo qaboow, waa degmada maanta ugu wanaagsan xaga nolosha ee degmooyinka Soomaaliya.
  • Waxay ku tuuntuunsan jireen bilicda magaaladaasi lahayd, iyo siday ugu soo dalxiiseen muddadii ay joogeen, martiqaadka iyo sida loo soo dhoweeyay ee aan wax la mid ah la arag.