Qeexid
"D."
"D."
Wadaag:
Dab, nal iwm bakhtin.
Dhibaato xasilin. ld demi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurac weyn oo har badan.
Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.
Caws dumaa ah.
m.l
Wadaag:
dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Wadaag:
da'1 m.dh 1. ld da'aad. Inta sano, bilo, maalmo iwm ee nafley jirto laga bilaabo maalintii uu dhashay; cumri. 2. D. ah: qof sanado badan jira; duq. 3. Dad hal casri wada nool.
Wadaag:
da'2 f.mg1 (-'ay, -'day; -di'i) 1. Roob cirka ka imaansho. 2. Hoore, si dhibic dhibic ah u daadasho.
Wadaag:
da'fur1 m.l 1. Ratigu marka u qooqbaxo. 2. ld da'furid. Ka baabi'idda qooqu ka baaba'o awr.
Wadaag: