Qeexid
"eeg damaashaad2."
"eeg damaashaad2."
Wadaag:
Maalin taariikh weyn leh ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh ku muujin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farax leh oo lagu muujiyo maalin taariikh weyn leh.
m.l
Wadaag:
Fallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.
m.dh
Wadaag:
Qurac weyn oo har badan.
Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.
Caws dumaa ah.
m.l
Wadaag: