Qeexid

"Qurac weyn oo har badan."

Qeexid Kale

Caws dumaa ah.

Qeexid Xigta

Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine