Qeexid
"Wax xogtooda la ogyahay qarsasho."
[-stay, -satay]
dambaabas tay
dambaabas atay
f.mg3"Wax xogtooda la ogyahay qarsasho."
Wadaag:
Wax xogtooda la ogyahay qarin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qoryo, dhuxul iwm dambas noqosho. ld bambasow.
f.mg1
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
Wadaag:
Neef dhalay dambar ka maalid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax dambas marin. ld bambasee.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag: