Qeexid
"ld dembaabsii."
[-iiyay, -iisay]
dambaabsi iyay
dambaabsi isay
f.g2"ld dembaabsii."
Wadaag:
Ilmo xoolaad, yar, aan hooyo lahayn, neef kale nuujin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda dhigid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wax xogtooda la ogyahay qarin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: