Qeexid
"Calool u jiifid (qof)."
[-day, -dday]
dambacaad ay
dambacaad day
f.mg1"Calool u jiifid (qof)."
Wadaag:
Gelinta qoraal madbacad la geliyo.
Qoraal inta hal mar la daabaco. ld daabicid.
m.dh
Wadaag:
Weel yar, dhalo, macdan, qori iwm ka samayn oo sigaarka lagu demiyo.
m.l
Wadaag:
Seexasho qof caloosha hoos marsado.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.
m.dh
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
Wadaag:
Ciid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.
m.l
Wadaag: