Qeexid
"Lixda bilood ee dayrta iyo diraacda oo dayaxu uusan dirirka la fariisaneyn (Baladambarsame). ld damba same."
"Lixda bilood ee dayrta iyo diraacda oo dayaxu uusan dirirka la fariisaneyn (Baladambarsame). ld damba same."
Wadaag:
Neef dhalay dambar ka maalid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qoryo, dhuxul iwm dambas noqosho. ld bambasow.
f.mg1
Wadaag:
Wax dambas marin. ld bambasee.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag: