Qeexid
"eeg dambarso. ld dambarsad, dambarsi."
"eeg dambarso. ld dambarsad, dambarsi."
Wadaag:
Lixda bilood ee dayrta iyo diraacda oo dayaxu uusan dirirka la fariisaneyn (Baladambarsame). ld damba same.
m.l
Wadaag:
eeg dawarso. ld dawarsad, dawarsi, dewersad, dewersasho, dewersi.
m.f.dh
Wadaag:
Neef dhalay dambar ka maalid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg dadab xambaarso. ld dadabxambaarasho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg dareerso. ld dareersad, dureersad, dureersasho.
m.f.dh
Wadaag: