Qeexid
"eeg dambasee. ld bambasayn."
"eeg dambasee. ld bambasayn."
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Qoryo, dhuxul iwm dambas noqosho. ld bambasow.
f.mg1
Wadaag:
Wax dambas marin. ld bambasee.
f.g2
-seeyay, -saysay
Wadaag:
Wax xogtooda la ogyahay qarin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
D. ah: dhagax weyn oo dhardhaar laga dhigto.
Qori weyn, qallalan oo muddo badan la shidan karo.
m.l
Wadaag:
Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Weel yar, dhalo, macdan, qori iwm ka samayn oo sigaarka lagu demiyo.
m.l
Wadaag: