Qeexid
"dambeeto fk. Dabadeed, kaddib."
"dambeeto fk. Dabadeed, kaddib."
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Wadaag:
1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadood oo habeenka ugu dambeeya. ld gelin dambe.
m.dh
Wadaag:
Budo midab ciira boos ah leh oo ka harta dhuxul bastay.
D. ah: Midab ciira boos ah. ld bambas.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.dh) (c.nafl.) Qaybta dambe ee maskaxda ee ku dhereran ilaa iyo xangulaha. Shaqooyinka ay qabato waxa ka mid ah xidhiidhinta gujooyinka qaabilayaasha taabashada, maqalka iyo organnada dhadhanka. Waxa kale oo ay xukuntaa hababka iswada sida garaaca wadnaha, isku soo ururka iyo kala baxa dhuumaha dhiigga iyo falnaqyo kale duwan.
m.dh
Wadaag:
dambow fk. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Toban casho ka dambow buu iska tegey”.
Wadaag:
Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe.
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.
m.dh
Wadaag:
Neef dhalay dambar ka maalid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: