Qeexid
"ld dembidhaafid."
"ld dembidhaafid."
Wadaag:
Cafinta uu Ilaah cafiyo qof dembi galay. ld dembidhaafid.
m.l
Wadaag:
U gudbidda neef uu u gudbo dar kale. ld dardhaafid.
m.l
Wadaag:
U d.: qof dembi ka cafiyid (Ilaah).
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.
m.dh
Wadaag:
D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
D. ah: ceel biyihii ka gureen.
ld dalaafid.
m.l
Wadaag:
Wareegga kacbada lagu sameeyo iyadoo waajibka xajka la gudanayo.
Socod badan oo warwareeg ku jiro.
ld dawaafid.
m.l
Wadaag:
dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Wadaag: