Qeexid

"(-lo, m.l) Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dambiil oo kali ah:
  • Labadan caawa u gacan-gashay shaki badan kama qabo in ay yihiin dambiilayaal waaweyn oo waliba ka tirsan maafiyadii la raadinayey.
  • Dowladda oo Cambaareysay Qaraxyadii Muqdisho Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisalaam Cumar Hadliye, ayaa sheegay in “koox dambiilayaal ah” aysan ka leexinayn ujeeddada iyo qorshaha dalwadnimo.