Qeexid

"eeg damci. ld damcis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga damcin oo kali ah:
  • "Macallinkii Bashiir ee dugsiga sare ee Mullaax-wanaag madaxda ka ahaa saw in uu guursado ma damcin."
  • Dadow xalay hurdana maan damcinoo, doob isugu waayay Degtii aan barkiga saaray baa, madaxii loo diidey Daas gogol la ii dhigay miyaa, igu dabayloobey!