Qeexid
"Tab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda kaga maro si uu xanuujiyo oo neeftu ugu celiyo."
"Tab legdenka ka mid ah oo qof qof kale labada lugood dhexda kaga maro si uu xanuujiyo oo neeftu ugu celiyo."
Wadaag:
Qof dameeradhuujo ku qabasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax uu niyadda ka jecel yahay is diidsiin. ld dameerabilee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Labka gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhegodhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer1, dammeer1.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.dh) Dheddigga gammaan la rarto, ka yar faraska, leh dhego dhaadheer, guud gaaban iyo midab bey ah. ld dabeer2, dammeer2.
m.dh
Wadaag:
Cudurrada carrabka ku dhaca mid ka mid ah. ld dameero.
m.l
Wadaag:
Dameer weyn, banjoog ah oo leh midab diillimo caddaan iyo madow ah. ld farow.
m.l
Wadaag:
Farow.
Dameer duur joog ah oo aan dadku munaafacaadsan.
m.l
Wadaag: