Qeexid

"ld dammiinasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dammaanad oo kali ah:
  • Waxa aynu xaq u leennahay, xorriyaddeena uu dammaanad qaaday Dastuurku iyo waliba waajibaadka waddaninnimo ee inna saaran.
  • Waa wax looga fadhiyo waxa ka iman kara haddii arrintuu u gudubto Maxkamadda Sare, ugu yaraan waxa loo baahan doonaa in dadweynaha lala socodsiiyo sida ay wax u socdaan, waqti ay ku egtahay lana siiyo shacbiga dammaanad qaadka madaxbannaanida Garsoorka.