Qeexid
"ld dammiinad2."
"ld dammiinad2."
Wadaag:
Wareer culus oo meesha iyo waqtiga la joogo lala kala garan waayo la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
ld lammaan 1. Heshiis qoraal ama af oo caddeynaya in la fulin doono wax lagu heshiiyey; ballanqaad.
Ari d. ah: ariga inta jarka ah oo loogu talagalay iib.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Naag dammiin ah. ld damiinad2, dammaanad2, lammaa nad2.
m.dh
Wadaag:
Wareer culus oo qofku kala garan waayo meesha iyo waqtiga uu joogo.
m.l
Wadaag:
Qof maskax ahaan aan baraarugsanayn ahaansho; maahsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Fallaar weyn waranka u eg oo aan dhega lahayn. ld dabaan.
m.dh
Wadaag:
Wax dammaaday ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: