Qeexid
"ld danqin."
"ld danqin."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof siiba arday oo fahmadiisu yartahay. ld dammiin.
m.l
Wadaag:
Dab, nal iwm bakhtin.
Dhibaato xasilin. ld demi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qurac weyn oo har badan.
Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.
Caws dumaa ah.
m.l
Wadaag: