Qeexid
"(-do, m.l) Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado."
"(-do, m.l) Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado."
Wadaag:
Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Qolka fadhiga ee guriga.
Barxadda guriga hortiisa ku taal.
m.dh
Wadaag:
(-dyow, m.l) Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Qolalka guriga kan sariirtu taal oo la seexdo.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Gaadiid hawada mara, rakaabka iyo xamuulka qaada, jaad ka mid ahna lagu dagaallamo. ld dayaarad, diyaarad.
m.dh
Wadaag:
Dab, nal iwm bakhtin.
Dhibaato xasilin. ld demi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
D. ah: dhal xoolaad oo markaa billaabay cunidda caws, caleen iwm.
m.l.kh
Wadaag:
(-do, m.l) Dheddiga daayeerka; saayo. ld daanyeerad.
m.dh
Wadaag:
Qurac weyn oo har badan.
Qori weyn qallalan oo la shito; dhamal.
Caws dumaa ah.
m.l
Wadaag: