Qeexid
"Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho."
[-deeyay, -daysay]
damrade eeyay
damrade aysay
f.g2"Libaax badeed iwm damrad ku dhufasho."
Wadaag:
(-do, m.l) Waran dhego leh oo libaax badeedka lagu ugaarsado.
m.dh
Wadaag:
/mg2 Laadid (kubbadda cagta).
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Maro amadaah aarad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
dee fk. Qurub lagu soo jiidanayo foojignaanta qofka lala hadlayo. Tus. “Ila hadal dee! Dee, maxaad u yeeshay?”.
Wadaag: