Qeexid
"Indho, in yar isku qabasho."
[-iyay, -isay]
damuuj yay
damuuj say
f.g2"Indho, in yar isku qabasho."
Wadaag:
Indho, in yar isku qabasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hadal, arrin iwm ujeeddadooda caddayn.
Wax, wax muuqda ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof dameeradhuujo ku qabasho.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dab, nal iwm bakhtin.
Dhibaato xasilin. ld demi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: