Qeexid
"U d.: dad si danaana ah gacan ku siin."
[-iyay, -isay]
danaan yay
danaan say
f.mg2"U d.: dad si danaana ah gacan ku siin."
Wadaag:
Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm.
Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm.
Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni1.
m.l
Wadaag:
(-nyay, -niday; -nyi) Qar, derbi iwm dhawaaq soo celin. ld dannaanni2.
f.mg1
Wadaag:
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
m.dh
Wadaag:
eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.
m.dh
Wadaag: