Qeexid
"Wax danab u yeelid."
[-beeyay, -baysay]
danabe eeyay
danabe aysay
f.g2"Wax danab u yeelid."
Wadaag:
Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag:
Awr qooqan isaga oo madaxa laalaadinaya, daamankana isla dhacaya ordid. ld gamlee.
f.mg2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.
m.l.u
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (fiis.) Summad E. Itaalka badada danabka ee bar, waa xoogga saaran halkii saldanab togane ah oo yaalla bar ka mid badada danabka. Xoogga, F, ee ku abbaaran saldanabka, Q, waxa lagu helaa F = QE, markaas E = F/Q halbeegga itaalka danabku waa (N/C).
m.l
Wadaag:
(fiis.) Awoodda danabee qalab koronto waa xaddiga tamarta ee kugeddisantahay hal halbeeg oo ammin ah. Awood danab waxa lagu cabbiraa Waat,summadduna waa P. Tamar danab QV ItVVI Ammin t t Awoodda danab ee Waat ahwaxa lagu helaa taranta keyd faraqa V iyoqulqulka danabka ee Ambiiyeer (A).
m.dh
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
(fiis.) Barashada saldanabyada ee neg, xoogagga u dhexeeya iyo badada danabka ee la xiriira.
m.l
Wadaag:
Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi.
f.g1
-nqay, -naqday
Wadaag:
Caano la lulayo biyo yar ku darid.
Wax tixgelin dheeraad ah siin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag: