Qeexid
"(fiis.) Barashada saldanabyada ee neg, xoogagga u dhexeeya iyo badada danabka ee la xiriira."
"(fiis.) Barashada saldanabyada ee neg, xoogagga u dhexeeya iyo badada danabka ee la xiriira."
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag:
Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi.
f.g1
-nqay, -naqday
Wadaag:
Wax la danabeeyey ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-bo, m.dh) (fiis.) Ma gudbiyaha dhextaalka u ah madhxiyaha, ee marka badad danab la dhex dhigo, dhaliya barabaxa danabka ee aan oggolaanin qulqulka danabka.
m.l
Wadaag:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
m.dh
Wadaag: