Qeexid
"Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi."
[-nqay, -naqday]
danaq qay
danaq aqday
f.g1"Nabar, boog iwm dhiig ama dheecan ka keenid. ld damaq, damqi, danqi, daqan, daqmi, daqni, dinqi."
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag:
Faras ciyid.
Dawan, lacag qaddaaddiic ah iwm sanqarid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
Qof, dan u gaar ah fushasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
m.dh
Wadaag:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qabsashada qof uu qabsado dan uu leeyahay. ld danaysasho.
m.l
Wadaag:
Dani.
In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.
In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.
m.dh
Wadaag: