Qeexid

"Qof, dan u gaar ah fushasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danayso oo kali ah:
  • Culimada dhinaca caafimaadku waxa ay wer wer ka muujiyeen xaaladda cudurkan iyaga oo sheegay inay muddo sanado ah qaadanayso sidii dawo loogu heli lahaa, sidaa daraadeedna looga baahanyahay dalalka Caalamka feejignaan farabadan.
  • Waxa jiray warar isa soo taraya oo tilmaamaya in kooxda Real Madrid xod-xodanayso musixirka kubadda cagta adduunka, taas oo uu hormood ka yahay Roberto Carlos, oo jecel inuu markasta wehel u noqdo Ronaldo.