Qeexid

"(-tayaal, m.l/dh) Qof dantiisa keliya ka fekera."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danayste oo kali ah:
  • Cidda hawsha noocana loo igmanayaa maaha af-miishaar, dilaal, qab-qable, iyo danayste, waana nidaam ka duwan qaabkii qofka logu qaadanayay magaca reerka.
  • Uma xil kas la'a sida Faroole, mana aha danayste sida Xasan Abshir.