Qeexid
"(-llo, m.dh) Weel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado."
"(-llo, m.dh) Weel bir ka samaysan oo marka ceelasha la qodayo dhoobada lagu qaado."
Wadaag:
Meel doonyaha dhexdooda ku taal oo loo sameeyo inay biyuhu ku soo uruuraan si looga dhuro.
m.l
Wadaag:
Sariir yar oo ilmaha lagu lulo.
Naxash.
Sariir doomaha derbiyadooda ku dheggan oo ay seexdaan rakaabka qaarkood.
m.l
Wadaag:
Cilmiga barashadahoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ldammaanduul.
m.l
Wadaag:
Duullaan rogaalcelis ah oo cid dhowaan la dhacay lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag: