Qeexid
Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi1.
Xoolo meel aan xero ahayn lagu bariisiyey. ld banfariisi1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo meel aan xero ahayn ku baryid. ld banfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld danfariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld danfariisi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg danfariiso. ld banfariisad, banfariisasho, danfariisad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax salka dhul u dhigid.
Qeexid Xigta: Cid fadhi ku soo dhaweyn.
Qeexid Kale: Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld danfariiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld golafariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld danfariisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-iyo, m.dh) B. ah: xoolo aan xero lahayn. ld banfadhi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meel xoolo ama dad la dejiyey.
Qeexid Xigta: Hantida ugu horreysa ee macallin quraan laga siiyo arday markaas loo keenay.
Qeexid Kale: Dhanka laga fariisto lo'da marka la lisayo. 4. Mingis-seeridda marxaladda labaad. ld fadhiisin2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dareen kulminaya yaab weyniyo cabsi; argaggax.
Qeexid Xigta: ld anfariirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Yaab weyn iyocabsi dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fariisi. ld fadhiisin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld danfariisasho. banfariisi1 m.l ld danfariisi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Mid ka mid ah daloollada loo yeelo aqallada iwm oo ay iftiinka iyo naacawdu ka soo galaan; khalfad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -iiray, -iirtay
Qeexid: Bixid, argagixid. ld anfariir2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Argaggax; didmo; sas. ld anfariir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid anfariir kuridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]