Qeexid
"Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho."
[-snaa, -snayd]
dangeysan naa
dangeysan nayd
f.mg4"Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho."
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Wax la danabeeyey ahaansho (bir).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: