Qeexid

"Garabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dango oo kali ah:
  • Dangorooyo waa meel qabow oo nolol fiican.
  • Kormeerka kadib ayaa munaasabad loogu dhigay waftigaan mid-kamid ah iskuulada Dangoroyo halkaas oo ugu horeyn warbixin la xiriirta waxyabaha maamulka u qabsoomay iyo caqabadaha ka horyimid kaga Dhageysteen Duqa Degmada Muqtaar Cabdiraxmaan Xaaji.