Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Nin wakiil ka ah dawlad kale; safiir."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danjire oo kali ah:
  • Danjire Wickstead oo cashada dusheeda ay hadallo kaftan iyo sheeko ah isku weydaarsanayeen odayaasha Guurtida ayaa isagoo sheegay in booqashadiisa Somaliland ay ahayd mid uu muddoba qorshaynayey, balse uu waqtigan doortay inuu yimaaddo.
  • Wafti la sugayo, wadooyinka oo xiran Danjire Said Djinit oo ah madaxa dhinacyada ammaanka iyo Nabadgalyada ee Ururka Midowga Afrika ayaa ku soo fool leh Muqdisho, sida uu saxaafadda u xaqiijiyay mid ka mid ah saraakiisha ciidamada AMISOM.