Qeexid
ld dinnaago.
ld dinnaago.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg1
Qeexid: (-nyay, -niday; -nyi) ld danaani2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld danaani1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel bannaan oo kayni ku wareegsantahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waxtar; dheef.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld dannabe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa.
Qeexid Xigta: Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar.
Qeexid Kale: D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -gtay, -gatay
Qeexid: U d.: wax, cid u dayacmid.
Qeexid Xigta: Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld danaanyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Gogol yar. ld danagax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Garabsiin waayidda cid hiillo u baahnayd.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dannabee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Cid meel fog joogta cod dheer kula hadlid. ld tayaago, tayaaqoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg tannaagoo. ld tayaago, tayaagood, tayaaqood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]