Qeexid
"Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho."
[-beeyay, -baysay]
dannabe eeyay
dannabe aysay
f.g2"Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho."
Wadaag:
Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.
m.l.u
Wadaag:
Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Caano la lulayo biyo yar ku darid.
Wax tixgelin dheeraad ah siin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Cunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
ld dabci1.
Xiriir ka dhexeeya laba qof ama ka badan oo saaxiib ah.
m.l
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag:
Cid hiillo u baahnayd oo garab la siin waayey ahaansho.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.
f.g1
Wadaag:
Kubbad si xoog leh u laadid.
Khayaano faa'iido weyn ku helid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag: