Qeexid

"Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga danni oo kali ah:
  • Howlgalka Atalanta wuxuu u go’an yahay inuu la dagaallamo burcad badeedda Geeska Afrika iyo howlgallada bini’aadannimo ee lagu ilaalinayo maraakiibta hay’adda cunnada adduunka (WFP) ee kaalmooyinka muhiimka ah u keenaya shacabka Soomaaliyeed.
  • Labadaas askari ee horay loo sii daayay ayaa waxay ka mid ahaayeen askartii lagu soo tababaray dalka Itoobiya, waxaana lagu wareejiyay ehelladooda, kuwaasoo sheegay inaysan dib ugu laabanayn ciidannimada DF.