Qeexid
"Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura."
"Dareen shaki iyo hubsiino la'aan abuura."
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Dareen shaki iyo hubsiino la'aan leh cid ku abuurid.
f.g1
Wadaag:
Soo noqoshada dhawaaqa marka uu ku dhaco qararka darbiyada iwm.
Buuq ama bulaan ka soo baxa dad badan ama xoolo iwm.
Cida dameeraha; durruqaan. ld dannaanni1.
m.l
Wadaag:
(m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus.
D. ah: beydari aad toogta u yaqaan.
m.l
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
Yaxaas lab oo dilaa ah.
Ugaarta nooceeda waaweyn; ishin.
m.l
Wadaag:
Neef baadi ah ama la soo xaday oo la qashay. ld dannabo.
m.l.u
Wadaag:
Dani.
In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.
In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.
m.dh
Wadaag:
Neef la soo xaday ama baadi ah qalasho.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Caano la lulayo biyo yar ku darid.
Wax tixgelin dheeraad ah siin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag: