Qeexid
"Cid waxyeello gaarsiin."
[-bay, -btay]
danqaab2 ay
danqaab2 tay
f.g1"Cid waxyeello gaarsiin."
Wadaag:
Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare.
m.dh
Wadaag:
Cudur leh shuban oo ku dhaca dhasha xoolaha markay dambar badan nuugaan.
ld doog2.
m.dh
Wadaag:
(-byo, m.dh) (fiis.) Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
m.l
Wadaag:
eeg danqo. ld damqad, damqasho, danqad, daqmad, daqmasho, daqnad
m.f.dh
Wadaag:
/mg3 Boog, nabar iwm.wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
f.g
-qaday, -qatay
Wadaag:
(-lbo, m.l) Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
m.dh
Wadaag:
Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Rarada la saaro aqalka miyiga.
m.dh
Wadaag:
Toorrey, billaawe iwm daabkooda meesha ugu sarreysa ee quruxda loogu talagalay.
ld darib.
m.dh
Wadaag:
eeg danaq. ld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid.
m.f.dh
Wadaag:
Qof, bir, iwm dhulka xoog ugu mudid si uu u xajiyo dhismo iwm.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: