Qeexid
"Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare."
"Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare."
Wadaag:
Wax shidasho (dab, nal, raadiyo,telefishan iwm).
Qof tartiib u taabasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Malaxda iyo dhiigga ku guntama meel nabar ku dhacay.
Cayayaan yar, duula, dhurdaha u eg kase weyn oo sameeya malab.
m.dh
Wadaag:
eeg danqo. ld damqad, damqasho, danqad, daqmad, daqmasho, daqnad
m.f.dh
Wadaag:
/mg3 Boog, nabar iwm.wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
f.g
-qaday, -qatay
Wadaag:
eeg danaq. ld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid.
m.f.dh
Wadaag:
Dangararo dareemid (qof).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: