Qeexid
"eeg danaq. ld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid."
"eeg danaq. ld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid."
Wadaag:
/mg3 Boog, nabar iwm.wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno.
f.g
-qaday, -qatay
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
Dani.
In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.
In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.
m.dh
Wadaag: