Qeexid
"/mg3 Boog, nabar iwm.wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno."
[-qaday, -qatay]
danq aday
danq atay
f.g"/mg3 Boog, nabar iwm.wax dhiig ama dhacaan laga keenay noqosho. ld damqo, daqmo, daqno."
Wadaag:
eeg danaq. ld damqid, damqin, danqin, daqmid, daqmin, daqnid.
m.f.dh
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
Dani.
In yar oo caano dhanaan ah oo gundhig looga dhigo caano la rabo in ay dhaqso u gorooraan.
In yar oo caano ah oo laga shubo caano la lulayo oo la siiyo qof la rumaysanyahay in uu u sancanyahay oo ay haantu subag badan dhalayso. 4. Biyo yar oo lagu daro caano la lulayo marka ay firfiraan.
m.dh
Wadaag:
eeg danqo. ld damqad, damqasho, danqad, daqmad, daqmasho, daqnad
m.f.dh
Wadaag:
Nooc cawska dhaadheer ka mid ah oo meelaha biyo fariisinka ah ka baxa. ld danqaare.
m.dh
Wadaag:
(c.nafl.) Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe.
m.dh
Wadaag: