Qeexid
"eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho."
"eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho."
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg daddan. ld daddanaansho, deddanaan, deddanaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
La safashada qof la safto laba cidood ama ka badan oo is haya middood; hiilo. ld danaanin.
m.dh
Wadaag:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: