Qeexid
"Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin."
[-gay, -gtay]
danseeg2 ay
danseeg2 tay
f.mg1"Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin."
Wadaag:
Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.
m.l
Wadaag:
Qof, waqtiga uga lumin waxaan faa'iido u lahayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ujeddo qof doorbido in ay faa'ido ugu jirto fal sameyntiisa.
D. u geli: wax ama qof tixgelin gaar ah siin.
Bannaan.
m.dh
Wadaag:
eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho.
m.f.dh
Wadaag: