Qeexid
"U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho."
[-gtay, -gatay]
dansheeg tay
dansheeg atay
f.mg3"U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho."
Wadaag:
Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(f.g) Wax qof kale sameeyey wax u eg samayn; ka xigasho.
(f.mg) Ka dh.: hilib iwm gogasho.
f.g
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.
m.l
Wadaag:
Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..
m.dh
Wadaag:
Godob laga galay sheegasho.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Cid in dhib lagu falay ka warramid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
(-gyo, m.l) (dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
m.dh
Wadaag:
Dab, nal iwm wax bakhtiyey ahaansho. ld densan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof, waqtiga uga lumin waxaan faa'iido u lahayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho.
m.f.dh
Wadaag: