Qeexid
"Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo."
Qeexid Xigta
Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.
"Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo."
Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.
Wadaag:
(-rro ..., m.dh) (kiim.) Dabar ka dhex samaysma laba atam oo wadaaga lammaane elektaroon.
m.l
Wadaag:
Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn.
Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.
m.dh.u
Wadaag: