Qeexid

"(-qnay/-qmay, -qantay; -qni/- qmi) ld danaq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga daqan oo kali ah:
  • Waxase isweydiin leh, jaraa’idkeenu ma waxay dhaafsanayaan diintooda iyo daqankooda labaatan dollar oo ay ka qaataan xayaysiisyada dhaawacaya dareenka bulshadeena muslimiinta ah.
  • Arinka muhiimadiisu waa sida ay HOL ay u sheegtay oo ah in nabada la siiyo fursad oo wax walba laga hor mariyaa nabad lagu soo dabaalo dhulkeena oo loo dhaqaaqaa dib u dhiska daqan dhaqaale ee ummadeena iyo dhulkeena.