Qeexid
"Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid."
"Socod meel aan guriga ka fogeyn lagu gaaro; faalal. ld daqaqamid."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) U d.: Meel aan guriga ka fogeyn socod ku gaarid.
f.mg1
Wadaag:
Hadal badan oo iyadoo aan laga fiirsan lagu hadlo.
ld dalqamid. ld dulqan1.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax madaxa dhaawac ka gaarey noqosho (qof).
f.mg1
Wadaag:
Isu geynta nolosha maaddiga, ruuxiga, iyo bulsho ee ummadi leedahay, soona maray isbeddello taariikheed.
Asluub.
m.l
Wadaag:
(-aaman, m.l) Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.
m.l
Wadaag:
/dh (-yo, m.dh) Muruq ku yaal laf dhabarta labadeeda dhinac.
m.l
Wadaag:
Nin dhalinyaro ah oo qas badan.
Geerida ku timaad qof dhalinyaro ah.
Shaah ama kafee lagu daray cabbitaan kale oo adag.
m.l
Wadaag:
Wax aan foojignayn noqosho (nafley).
Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhaawac madaxa gaara oo aan lafta jebin. ld dakhar1.
m.l
Wadaag:
(-qray, -qartay; -qri) Qof, dhaawac aan lafta jebin madaxa ka gaarsiin. ld dakhar2.
f.g1
Wadaag:
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Wax dabar ku xirmay noqosho (nafley).
f.mg1
Wadaag:
D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa.
ld daandaamid.
m.l
Wadaag:
Wax la shiday noqosho (dab); wax la ifay noqosho (nal, feynuus iwm).
Wax hadlay ama muuqday noqosho (raadiyo, telefishan iwm).
f.mg1
Wadaag: